Somali
Codkaygu waa muhiim - waan wadashaqeyn karnaa
Macluumaadka Aasaasiga
Kooxda ururrada shuraakada ah ee Degmada Maricopa waxay rabaan inay ka hortagaan fonqorta taban ee ku xeeran caafimaadka maskaxda. Waxaan rabnaa inaan kahortagno dhaleeceynta ka dhanka ah dadka la nool cudurka dhimirka, dadka raadsada daryeelka caafimaad ee dhimirka, iyo dadka la harjadaya balwadda.
Tallaabada
Guddiga Dhexe La-talinta Bulshada waxay kaa codsanayaan inaad bulshada la wadaagto nashqadaheena (dhijitalka ah ama daabacan) si aad gacan uga geysato kahortagga fonqorta caafimaadka dhimirka. Waad raacin kartaa naqshadeena ama naqshadaheena waraaqahaaga xayeysiinta, boggaga tababarka, qoraallada wadaxiriirka, baraha bulshada, iyo mareegtaada. Waxaan sidoo kale rajayneynaa in shurakadeenu ay bulshada la wadaagi doonaan naqshadaha wata sheekooyinka ku saabsan xubnaha bulsheed ee adkeysiga badan leh ee ka gudbay caqabadaha la xiriira caafimaadka maskaxda.